Askari dhaawacay Taliyihiisa oo Xukun adag lagu lagu riday

Maxakmadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun adag ku riday askari lagu helay dambi ah in uu dhaawacay taliyihiisa kadib markii uu muran dhax maray. Dable Axmed Cali Cawaale ayaa waxaa uu dhaawacay Taliye Yuusuf Daahir Cali kadib muran ka dhashay badal uu askariga ku sameeyay, waxaana dhaawaca askarigan u geestay taliyihiisa sababay … Continue reading Askari dhaawacay Taliyihiisa oo Xukun adag lagu lagu riday